Baaderi caan ah oo Ceeb & fadeexad kala caraabay aas uu ka qeyb galayey (Daawo Sawirro)

Baadariga hormuudka u ahaa munaaasabad loo sameeyey aaska gabadhii heesaaga ahayd Aretha Franklin ayaa raali galin siiyey Ariana Grande kadib markii lagu eedeeyey inuu masrax ku taataabtay oo uu gabadhaas oogada ka salaaxay. Sawirrada ayaa muujinaya baadari Charles H Ellis III oo dhexda haysta Ariana asagoona gacmaha ku tuujinaya qayb ka mid ah xabadka gabadhaan … Continue reading Baaderi caan ah oo Ceeb & fadeexad kala caraabay aas uu ka qeyb galayey (Daawo Sawirro)